Dayuuradii ugu horeysay oo ka degtay garoonka cusub ee degmada Baraawe (Sawirro)

Garoonka Dayuuradaha cusub ee degmada Baraawe oo mudooyinkan dhisme uu ka socday ayaa waxaa maanta ku degtay Dayuuradii ugu horeysay oo nooceedu yahay Fokker. Garoonka dayuuradaha Baraawe ayaa ah Jaay waxaana la qorsheynayaa sanadaha soo socdo in si rasmi loogu shaqeeyo iyadoo mustaqbalka lagu wado in la balaariyo. Baraawe waxaa horay loogu tagi jiray Diyaaradaha … Continue reading Dayuuradii ugu horeysay oo ka degtay garoonka cusub ee degmada Baraawe (Sawirro)